Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,637 views

DAAWO : Waligaa Su’aashaan Yaabka Leh Gabar Maku Waydiisay ?

Waxaan la hadlaynaa Dhalinyarada ku garaadsaday xilliga burburka, bal is weydiiyay su’aasha gabadhan Nimco ay hadalkeeda u bilowday: “ANIGA MAXAA IGA HOREEYAY”.

Dhalinyarada maanta kacday dhulka la dhihi jiray Jumhuuriyadda Soomaaliya oo maanta loo kala laga ooday gobollo federaal qabiil, bal adinkana is weydiiya su’aashan: “Maxaa adinkana idinka horeeyay” oo taariikhda la soo maray caqligiina la kaashada sida Nimco oo kale ay yeeshay.

DAAWO : –

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=42023

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj