Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 2,865 views

Fanaanka Nimcaan Hilaac oo Ka Yaabsaday Reer Baydhabo Ka Dib Markii uu Qaaday Hees Maay Maay Ah*Daawo*

Fanaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Nimcaan Hilaac ayaa Hees Maay Ah ka qaaday Xalay Goob Xaflad ay ka socotay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Nimcaan Hilaac ayaa ka yaabsaday shacabkii Reer Koonfur Galbeed ee ku suganaa xarunta Munaasabada ay ka socotay.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=42282

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj