Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 791 views

Ogow qaddarkooda, ka dibna hel

Maalin kasta waxaan markhaati ka nahay sida xiriirka qoyska lumaayo ay nasiib xumo u tahay oo ay saameyneyso malaayiin dad ah. Inta lagu guda jiro khilaafka, kuwo badan ayaa lumaan iyagoo ka baxsanaaya rabshadaha. Kuwa jilicsan sida caruurta, haweenka, iyo dadka waayeelka ah kama badbaadayaan khatarta ay kaga lumayaan qoysaskooda. ICRC waxay horumarisay qalab kugu caawimaaya in aad hesho.

Hargeysa. Distribution d'un message Croix-Rouge. Hargeysa. Distributing a Red-Cross message. Extract from 9/7/2007 Feature on ICRC web site: Somalia helping separated families stay in touch. Somalia is a country wracked by conflict and a series of natural disasters. Hundreds of thousands of people have been forced to flee their homes seeking food, water and safer grazing lands for their livestock in other parts of the country. Some leave the country altogether to become refugees languishing in holding camps in neighbouring lands. Anab still lives in Somalia. The home she shares with her daughter is a makeshift shelter put together from corrugated iron sheeting. Her other daughter is in Al-Kharaz, a refugee camp in Yemen where thousands of Somalis have fled. ICRC local staff collect messages from Somali refugees in Yemen to enable them to stay in touch with their families. Often, this is the only way they can stay in touch, albeit a few words to ease the pain of separation. "I am well, in good health. Say hello to family and friends." These messages are precious, maintaining a fine thread of social cohesion and relieving the burden of loneliness for many. Anab knows Maulid well – he's one of the Somali Red Crescent Society (SRCS) volunteers who delivers her daughter's messages. "I deliver messages from all around the world" Maulid says proudly. "They come from all over Somalia but also from Africa, Europe and even from America". Anab will reply to the latest news from her daughter, but she wants to take her time over it and so she will bring her message to the SRCS office when it's ready. "My daughter sends me long letters, I read them again and again, - until the next Red Cross Message comes", says Anab.

Maanta oo aan xuseyno Maalinta Dadka Lumeen, waxaan aaminsanahay in weli ay jirto rajo ah in laga heli karo. Maalin walba xafiisyadeena adduunka oo dhan waxaan codsiyo gargaar ah ka helnaa dadka raadinaaya qaraabadooba ka maqan.

Soomaaliya, marka aan qaabilno qoys kana helno macluumaad shakhsiyadeed anagoo si wadajir ah ula shaqeyneyno Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed waxaan la hawlgalnaa bulshooyinka si loo ogaado halka suurto galka ah qofka uu joogo. Waa safar ay qaadan karto sanooyin laakiin waxaan dooranaa in qoysaska aan la jirno inta hawsha socoto oo dhan.

“Ma qiyaasi karo xanuunka iyo cadaabta haysto qoysaska lumiyeen xiriirka. Maanta waxaan muujinaa naxriisteena waxaana xusuusinaa in aan halkaan u joogno sidii aan u caawimi laheyn,” waxaa sidaa yiri Axmed Zaroug, Isuduwaha ICRC Soomaaliya ee dib- u- soo celinta xiriirka qoyska. Iyadoo loo maraayo barnaamijyadeena Dib-u-Soo celinta Xiriirka Qoyska waxaan isku daynaa in aan ku caawino sidii ay u ogaan lahaayeen qaddarka ku dhacay kuwa ay jecelyihiin iyagoo rajo ka qaba in ay heli karaan xoogaa raaxo ah’.

Dhanka Cabdiraxman Cabdi Cigale, wuxuu doortay in waqtiga aan ka fakarin. Wuxuu rabay in uu ogaado waxa ku dhacay gabadhiisa. Tuulo ku taalo Janaale halkaas oo la noolaa qoyskiisa, gabadhiisa waxay u soo dhaqaaqday dhanka Muqdisho si shaqo u raadsato. Waqtigan la joogo wuxuu ugu yeera ‘bilowgii kala go’eena’.

Markii uu dagaalka ka qarxay Muqdisho, waxay qoyska saaxibkey u raacday Kenya. Nasiib daro saaxibkey in yar ka dib markii uu gaaray Kenya wuu dhintay, waxaan lumiyey xiriirka gabadheyda’sidaa waxaa yiri Cabdiraxmaan oo hadda ku nool xero barakac oo ku taalo Muqdisho.

26 sano ka dib oo ay kala maqnaayeen ayaa sanadkan 2016-ka la hadlay gabadhiisa way ku mahadsanyihiin shaqada aan laga daalin ee saaxibadeena iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed. Kenya waxay uga sii haajartay Ameerika, Cabdiraxmaan wuxuu yiraahdaa ‘waxaan leeyahay dareen farxadeed’.

Waqtiyada ka soo wareegatay xanuunka iyo cadaabta ay soo mareen aabaha iyo gabadha waxaa laga arki karaa ooyinta Cabdiraxmaan oo hadli kari waayey gabadhiisa. ‘Waxaan aaminsanahay in mar kale kulmi doono’ayuu yiri. Hadda wuxuu codsanaaya in loo sameeyo dib u midoobid.

Intii u dhaxeysay bilaha Jannaayo iyo Juun ee sanadkan in ka badan 15,000 qoysas ayaa awoodeen in ay la xiriiraan qaraabadooda jooga Soomaaliya iyo dibadda.

Dadaab, camp de réfugiés. Registre des appels téléphoniques. Dadaab, refugee camp. Calls register. ICRC website, Interview, 27.09.2011. Somalia/Kenya: preventing loss of family ties for refugees with a phone call In response to the recent influx of people fleeing the humanitarian crisis in Somalia, the ICRC and Kenya Red Cross Society have stepped up tracing activities in the Dadaab refugee camps in Kenya. Ivan Antonic, ICRC specialist in restoring family links (RFL), is just back from a three-week mission there to establish the first family news mobile phone service for refugees in East Africa. How does the ICRC help Somali refugees in Dadaab? One of the most urgent needs for new arrivals from Somalia is to be able to get in touch with their family members who stayed behind to let them know that they arrived safely and are well. Over the last few weeks, an average of 1,500 new refugees arrives at the camp daily. Many of them have horrific stories to tell about a rough journey and are exhausted upon arrival. Helping these people contact their loved ones is a priority for the ICRC and its restoring family links (RFL) services. RFL services in the four Dadaab refugee camps, about 70 km from the border with Somalia, began in the 1980s and give the refugees the possibility to write a Red Cross message (RCM) to their relatives in Somalia or elsewhere around the world. But you can imagine that it is very difficult to deliver written messages in some areas of Somalia right now, and it takes a long time. So the true innovation here today, is that the ICRC has decided to offer a mobile phone service for the newly arrived refugees: each of them can call a relative for two minutes anywhere in the world to let them know they are in Dadaab and doing fine. It's a very quick, efficient and cheap way of helping these people. The figures show the success of the new programme: in the past three weeks since the first phone calls were made, more than 1,800 refugees on averag

Yurub gudaheeda, ICRC iyo ururada Laanqayrta Cas waxay abuureen qalab online ah. ‘Trace the Face’ wuxuu muhaajiriinta iyo qoysaskooda ku caawimaaya in midba midka kale dib isugu-xiro.

Haddii aad lumisay xiriirka qaraabo u haajaray Yurub, waxaad isticmaali kartaa website-kan si aad u aragto haddii ay soo dhigeen sawiradooda oo adiga ku raadinaayaan. In ka badan 1,400 qof ayaa bartan durba soo dhigay ‘FACE’, 94 waa Soomaali.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=42655

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj