Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,292 views

ALLAHA u Naxariisto Wariye C/xakiin Cumar Jimcaale Oo Goor Dhow Geeriyooday

inaa lillaah

INNAA LILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

ALLAHA u naxariisto Weriye Abdi-hakim O Jimale ayaa goor dhow ku geeroyooday dalka Mareykanka. Maalmahan ayuu xanuunsanaa. ALLE Janatul-Fardowso haka waraabiyo, qabriga ALLE ha u waasiciyo, Cabdixakiin waxaa uu ka mid ahaa Wariyeyaashii Idaacadaha Muqdisho ka shaqeeyey kuwooda loogu jeclaa, sanadkii 2007 wuxuu ahaa Wariyihii ugu horeeyey ee Muqdisho lagu weeraro, mid ka mid ah gacmihiisa ayuu ku waayay weerarkaas.

Waa la kala hormaraya marti la jecel yahay ALLE haka dhigo

INNAA LILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=42711

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj