Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 808 views

Dahir Gelle: “Sanadkaan Xajka waa ka duwan yahay sidii hore”

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Ambassador Dahir Maxamuud Gelle ayaa isagoo ku sugan dalka Sacuudiga waxa uu ka warbixiyay Xajka sanadkaan iyo waxyaabaha lagu soo kordhiyay, isagoona sheegay in Soomaali fara badan ay heleen daryeel caafimaad oo muhiim u ah isla markaana iminka lalam tacaalayo dad laga hayay dhinaca wadnaha oo u baahnaa qalliin muddo dheer soconaya.

Ambassador Dahir Geelle oo dhowaan dib loogu magacaabay safiirnimada Soomaaliya ee dalka Sacuudiga ayaa isagoo barbar fadhiya Wasirka Diinta iyo Owqaafta Dowladdda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Sheekh waxaa kale oo uu sheegay in xujeyda Soomaalida ay helayaan adeegyo kale oo muhiim ah sida gaadiidka gurmadka caafimaadka, gaadiid u qaadaya goobaha lagu cibaadeysanayo iyo howlo kale.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=43392

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”