Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 491 views

Manchester United VS Manchester City maxaa kala haysta Galabta?.

Galabta kulan xiiso badan ayaa garoonka Old Trafford ku dhexmari doona Manchester United iyo Manchester City, iyadoo Ciyaartan ay tahay ilaa iyo haatan ah tii ugu xiisaha badnaa Premier League ayaa la filayaa in ugu yaraan lagu sii saadaaliyo ilaa iyo inta ay loolami karaa kooxahan.

wayne-rooney-paul-pogba-john-stones-raheem-sterling-manchester-united-manchester-city_3780715

Jose Mourinho waxa uu xaqiijiyey in uu saf buuxa oo taam ah haysto taas oo ka dhigan in Henrikh Mkhitaryan iyo Luke Shaw ay ka soo kabteen jug soo gaartay intii lagu guda jiray kulamadii caalamiga ahaa.

Iyadoo labada Manchester ay u badan tahay inay kulankan dhibco lumiyaan ama midkood laga adkaado haddii kale ay barbaro ku kala baxaan kulanka Manchester Derby, kaddib markii ay guulo soo wada gaareen saddexdii kulan oo ay Premier League horay u soo ciyaareen.

Manchester City ayaa guulaysatay kulanka Manchester derby markii ugu dambaysay ee kooxahan ka wada dhisan magaalada Manchester ay tababarayaal cusubi hoggaaminayeen waxayna City 4-1 ku dubatay Man United kulankii dhacay bishii September 2013 ee ay labada kooxood kala wateen Manuel Pellegrini iyo David Moyes oo kooxahan ku cusbaa.

Dhanka kale ciyaaryahanada Manchester United u safan kara ayaa waxaa ka mid ah: De Gea, Romero, Johnstone, Valencia, Shaw, Darmian, Blind, Bailly, Rojo, Fosu-Mensah, Jones, Smalling, Fellaini, Schneiderlin, Carrick, Young, Herrera Pogba, Mata, Lingard, Depay, Mkhitaryan, Rooney, Martial, Ibrahimovic, Rashford.

Halka kooxda Manchester City iyana lagu wado inay u saftaan Ciyaartoyda kala ah: Caballero, Bravo, Zabaleta, Sagna, Stones, Otamendi, Kolarov, Clichy, Toure, Fernando, Fernandinho, Delph, Sane, Gundogan, De Bruyne, Navas, Silva, Sterling, Nolito, Iheanacho.

Ciyaartaan ayaa waxaa dhex dhexaadin doona Garsooraha mayalka adag ee Mark Clattenburg, waana ciyaar dunida oo dhan laga wada daawan doono, la arki doonee kooxda guulaysata maanta labada Manchester.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=43408

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”