Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,041 views

Tacsi: Waxaa wadanka Sweden ku geeriyootay Faadumo Xaaji Cusmaan (Faadumo Foorto)

Inna Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun! Ma dhinte waa Alle !

Aniga oo ku hadlaya magaca Asal Community Sweden Waxa aan halkaan uga tacsiyadeynayaa dhammaan eheladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumad Faadumo Xaaji Cusmaan oo loo aqoon jiray Faadumo Foorte oo ku geeriyootay Sweden.

Waxa aan Alle uga baryayaa in uu u naxariisto marxuumadda, ugna bishaareeJannatul Fardawsa. Intii ay ka tagtayna samir iyo Iimaan Alle naga wada siiyo. Aaamiin

tacsi1

Abdullahi Musse Hussein

Gudoomiyaha Asal Community Sweden

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=44129

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj