Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,140 views

‘BAADOW’ Ilkacase oo soo saaray hees uu ku dulmaray degaanada Soomaalida

Fannaanka Soomaaliyeed ee caanka ku ah heesaha Raabka ayaa soo saaray hees cusub oo xambaarsan murti uu ku dul maray degaanada dalka isla markaana lagu magacaabo “Baadow” taasi oo marka aad dhageysato cashar buuxa u noqoneysa da’ yarta, bacdamaa uu ku soo qaatay dhulka iyo gobolada.

Fannaanka Ilkacase Qeys oo horay u soo saaray heeso fara badan ayaa isagu inta badan waxa uu u janjeeraa dhinaca wadaninimada, inkasta oo aanay ka marneyn heesaha kuwooda jacaylka wuxuuna inta badan soo saaraa heesaha keli keliga ah.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=44440

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj