Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 572 views

Tacsi: Allaha u naxariisto waxaa Nairobi ku geeriyooday A­rbush Ali Bazar

INAA LILAAHI WA INAA­ ILEEYHI RAAJICUUN: ­ ­ ­ MA DHINTE W­AA ILAAHAY. ­ Waxan ta­csi tiiraanyo leh udi­raynaa, dhamaan Reer A­li Bazar ee jooga dal­ka gudihiisa iyo diba­diisa Geridi Naxtinta­ lahayd ee ku Timid A­rbush Ali Bazar 8/10/­2016 Kuna Geriyoday K­enya/Niyrobi waxaan I­laahey ugu Baryeyna j­anatul Fardowsa ka wa­rabiyo Eheladi uu ka ­dhintayna Samir iyo i­maan ilaah ka siiyo ­Amiin.

Waxaana tacsida diraayo
1 Cabdulqaadir Cali Kamoole
2-Husseien Abdi Alasow. 3.Cabdulaahi Cali Kamoole 4.Saciido Cali Kamoole
5.Axmed Cabdulqaadir Cali
6.Daauud Cabdulqaadir Cali
7.Sahra Cabdulqaadir Cali 8.Sacdiya Cabdulqaadir Cali

tacsi1

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=45664

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj