Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,467 views

Jaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sacuudiga ayaa sameystay hoggaan cusub, kaddib markii munaasabad ballaaran ay ka dhacday magaalada Qasrul Farduus, waxaana ka soo qeyb galay madaxda qunsuliyadaha Soomaaliya, Jabuuti, marti sharaf iyo xubno ka tirsan jaaliyadaha dalkaasi degan.

Khudbado kala duwan oo ay jeediyeen xubnaha ka qeyb galay munaasabaddaasi ayaa tilmaamay waxqabadka iyo kartida uu u leeyahay guddoomiyaha cusub ee jaaliyadda Soomaalida Sacuudiga Saciid Cumar Badmaax oo ay ku ammaaneen inuu dalkaasi ka qabtay howl aanay qaban karin qunsuliyadaha Soomaaliya iyo Jabuuti.

Qunsulka Jabuuti u fadhiya Sacuudiga ayaa si cad u sheegay in guddoomiyaha cusub uu yahay mas’uul karti u leh inuu qabto howlaha loo doortay, isla markaana dadaal dheeraad ah u galay shacab Soomaaliyeed ee dalkaasi ku dhibaateysnaa.

“Waan la shaqeynayaa qof kasta oo dalkaan joogo, ma aqaan hebel baa sidaan” ayuu yiri Guddoomiyaha cusub ee jaaliyadda Soomaalida Sacuudi Carabiya oo sheegay inuusan isagu aqoon kala sooc qabyaalad ku saleysan.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=46329

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”