Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,492 views

Jilaa caan ku ahaa riwaayadaha Banaadiriga oo xalay ku geeriyooday magaalada Kampala 

Waxaa xalay geeriyooday ALLAHA u naxariistee C/salaan Yuusuf oo caan ku ahaa [C/salaan Jiimi], kaddib markii sida ay sheegeen qaar ka mid ah eheladiisa uu ku soo booday xanuunka dhiig karka.

Marxuum C/salaan Jiimi ayaa ku geeriyooday Magaalada Kampala ee dalka Ugandha wuxuuna Jilaa ka soo noqday Ruwaayado caan ah oo laga xusi karo:

Ibna’aadan iswaayey arrinaa kala geysay, Damac Adduun, Sed maleh sariig laay & kuwo kale oo fara badan, waxaana u dhaxday Jidda Sheekh Bashiir oo qudheedi ka mid aheyd heesayaasha Banaadiriga.

Dhinaca kale marxuum C/salaan Jiimi ayaa ka mid ahaa fanaaniinta xilligii burburka aan dalka ka bixin, wuxuuna daganaa Xaafadda Via Liberia ee Degamada Waaberi, oo ay ku wada noolaayeen qoyskiisa.

Geerida naxdinta leh ee ku timid C/salaan Jiimi waxaa ka tacsiyeynaya dhammaanba bahda fanka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan eheladiisa iyagoona Alle SWT uga barayay inuu samir iyo iimaan ka siiyo.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=46422

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”