Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,457 views

Max’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha”

Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo ka mid ah musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kula hadlay aqoonyahano iyo qaar ka mid ah ardayda dhigata jaamacadaha, kaddib markii dood ka baxday Telefishanka Somali Cable lagu weydiiyay su’aalo adag oo ku saabsan ololihiisa doorashada iyo waxa ku dhaliyay.

Musharax Cali Ameeriko ayaa sheegay in tallaabadaasi ay ku dhalisay socdaal nabadeed oo uu ku tegay gobolada dalka Soomaaliya oo uu sheegay in bulshada uu la kulmay ay u muujiyeen rabitaankooda ku aadan inuu isku taago xilka madaxweynaha Soomaaliya.

“Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha, waxaana ku rajo weynahay in aniga la ii doorto” ayuu yiri Maxamed Cali Ameeriko oo la weydiiyay su’aal ku saabsaneyd bal haddii uu jiro musharax kale oo uu uga tanaasulayo tartankiisa.

Qaar ka mid ah dhallinyarada kala qeyb galay dooda ayaa weydiiyay Danjire Cali Ameeriko su’aalo ku saabsan waxqabadkiisa hadiiba uu ku guuleysto xilka Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay tallaabooyinka uu qaadayo maalmaha ugu horeeya iyo qaabka ay noqoneyso xukuumadiisa.

Halkaan ka daawo dooda oo dhameystiran:-

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=46621

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”