Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 509 views

Tacsi Marxuum Ambassador Maxamed Sh. Xasan Nuuriye oo Ku Geeriyooday Magaaladda Boorame

Dr. Jaamac Yuusuf Cilmi, Xaaskiisa Layla Sh Cabdiraxmaan Qaadi iyo Caruurtoda.

Cabdirisaaq Cismaan Fadal iyo Qoyskiisa.

Cabdillaahi Saleebaan Bidde iyo Qoyskiisa.

Dhamaan dadkani iyaga oo ka tiiraanyeysan geerida marxuum ambassador Maxamed Sh Xasan Nuuriye, waxay tacsi u dirayaan guud ahaan reer Sh Xasan Nuuriye iyo reer Sh Cabdiraxmaan Qaadi. Gaar ahaan Maryan Sh Cabdiraxmaan Qaadi iyo Caruurteeda, in uu Ilaahay naxariistiisa janno ka waraabiyo marxuum Maxamed Sh Xasan Nuuriye, qoyska, ehelka iyo asxaabtana samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin………Aamiin………Aamiin.  

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=46679

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj