Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 450 views

Kooxda Arsenal oo 4-1 uga badisay Sunderland.+Sawiro

Kooxda Arsenal ayaa dhalisay seddex gool 8-daqiiqo oo ka mid ah qeybtii labaad ee ciyaarta markii ay 4-1 ku garaaceen shalay kooxda Sunderland.

Arsenal ayaa hogaanka Premier League safka hore ku jirta, halka guul darrada Sunderland soo garatay ay kaga dhigan tahay kooxda Moyes inay ku bilowden heerkoodii ugu xumaa xilli ciyaareedkaan Premier League.

Alexis Sanchez ayaa Gunners hogaanka u dhiibay daqiiqadii 19-aad, laakiin Sunderland ayaa Rigoore uu dhaliyay Jermain Defoe qeybtii labaad ee ciyaarta ku soo barbareysay kadib markii Duncan Watmore si qaldan xerada ganaaxa uu ugu raaacay goolhaye Petr Cech.

Iyadoo ciyaarta la mooday inay ku adkaan kartay Arsenal, Tababare Arsene Wenger ayaa bedel ku soo geliyay Olivier Giroud iyadoo weeraryahanka reer Franca dhaliyay taabashadiisii ugu horeysay gool daqiiqadii 71aad ka hor inta uusan madaxa ku dhalin gool kale shan daqiiqo kadib.
Ciyaaryahan Sanchez ayaa dhaliyay daqiiqadii 78-aad goolkiisii 50-aad ee Arsenal, Guuldaradii Sunderland ayaaa ka dhigan in labo dhibcood kaliya ay heystaan 10 kulan oo ay ciyaareen, waxaana hadda cadaadiska uu ku sii kordhayaa Moyes iyo kooxdiisa.

39d7a1c400000578-3885058-image-a-210_1477748927896 39d756fb00000578-0-image-a-131_1477743396941 39d739fb00000578-0-image-a-116_1477742851589 39d79db800000578-3885058-image-m-185_1477747665976 39d76e5b00000578-3885058-sanchez_celebrates_with_arsenal_team_mate_oxlade_chamberlain_cen-m-147_1477745120504 39d73b2400000578-0-image-a-119_1477742911039 39d794c000000578-3885058-image-a-194_1477747771333 39d7506d00000578-0-image-a-108_1477742557010 39d7507800000578-0-image-a-112_1477742576331 39d7545700000578-0-jermain_defoe_right_finds_the_back_of_the_net_for_sunderland_onl-a-136_1477743522661

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=46954

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”