Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 448 views

Maamulka Isbitaalka Keysaney oo kuu haya ogeysiis muhiim ah

Maamulka Isbitaalka Keysaney wuxuu dadweynaha ogeysiinayaa inay la soo xiriiraan Haweenka qaba dhaawacyada, Fistolada oo ay dhalmadu sababto, waxaana diyaar u ah diiwaan gelinaya, si loogu sameeyo baaritaan iyo dawo, waxaa lagala soo xiriiraa

Taleefanad akala ah

0615590267

0616769370

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=47160

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj