Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 408 views

Shirkadii ugu horaysay ee keenta qalab caafimaad tayo sare leh oo laga furay magaalada Hargeysa

Dhamaan Bulshoweynta Reer Somaliland In Dalka Laga Furay Shirkad Cusub Oo Adeegeedu Yahay Baahiyaha Caafimaad Iyo Agab Cusub Oo Ay Keentay Dalka Jamhuuriyada Somaliland. Q-unit medical instruments Co Ltd Waa Shirkad U Adeegi Doonta Dhamaan Bulshada Reer Somaliland Heer Tuulo Ilaa Magaalo .Shirkada Q-unit waxay Ugu bushaaraynaysaa Dhamaan Bahda Caafimaad Ee Jamhuuriyada Somaliland in Dalka ay keentay Agab Cusub Oo muhiim ah kaaso aanu Wadankeena hore u iman noociisu. Haddaba Shirkadani waxay si toos ah Oo Cod-dheer Ugu diraysaa Fariin Dhamaan Bahda Caafimaadka Haddi Ay Tahay Hospital Ama Goobaha clinics Waxaad Ka Heli doontaa Agab Ay Tayadiisu Aad u Sarayso. Haddaba Haka Habsaamina ha na moogaanina in Wixii Faahfaahin Iyo Warbixin intaas Dheer Kala Xidhiidhaan Tilifoonada Iyo Ciwaanada Hoos Ku Xusan …..

Asallamu-Alaykum

Mudanayaal/ Marwooyin

Q-unit medical instruments Co Ltd Is a health care providers in hargeisa Somaliland

Waxaanu U Adeegayna Oo Aanu Ka Shaqaynayna Sidii Bulshadeenu U Heli Lahayd Agab Caafimaad Oo Tayo Leh . Ka Dib Markii Aan Arkay Baahida Loo Qabo In Kor Loo Qaado Heerka Iyo Tayada Caafimaad Ka Iyo Agabka Laga Isticmaalayo Hospitalada Ku Yaalla Wadankeena Somaliland . Muddo Dheer Oo Maamulka Q-unit medical instruments Co Ay Ku Jirreen Daba-Gal Iyo Qiimaynta Heerka Uu Tagan Yahay Adeega Caafimaad Ee Wadanku Waxaanu Ogaanay In Ay Jirto Baahi Aad U Balaadhan Oo Ay U Baahantahay Bulshadeenu In ay Hellaan Adeeg Caafimaad Oo Aad Tayadiisu U Sarayso Kaaso Waxtar U Leh Caafimaad Qofka Bukaanka Ah , Anna Oo Aan Soo Koobi Karayn Baahiyaas Asaasiga Ah Haddana Inta Ugu Muhaansan In Aanu Bulshadeena Ka Caawino In Loo Baahanyahay

Markaanu Ogaanay In Ay Lagama Maarmaan Tahay Dadaal U Muujinta Bukaanada Kala Duwan Ee Yaalla Goobaha Caafimaad Ka Ee Caasimada Jamhuuriyada Somaliland Ee Hargeisa Iyo Gobalada Wuxu Maamulka Q-Unit Medical Instruments Co Oo Aqoon U Leh Qalabka Loo Isticmaalo Goobaha Caafimaaad Ka Go’aan Ku Gaadheen Oo Aqligoodu Siiyay In Annago Ujeedadaydu Tahay Sidii Looga Hor Tagi Lahhaa ‘Infectionka Oo Research ay sameeyeen Maamulka Shirkada Q-Unit In Aanu Ogaanay Dhibaatooyinka Yaalla ‘Goobaha Caafimaad Ee Dalka In Bulshadeena 85% Ay U Dhintaan Xaalado Caafimaad Darro Oo Kala Duwan Sida ^DHIIGBAXA^ (Blood loss ) Iyo (Infectionka)Kaaso Ka Dhasha Tayada Adeega Caafimaad Ee Dalka Oo Aad u Hooseeya .

Markaanu Aragnay In haddaba Ay muhiim tahay Sidii Looga hor tagi Lahhaa Dhiig Baxa Iyo Infectionka Ay Maalin Walba U Dhintaan Bukaanada Guud Ahaan Gayigeena Heer Tuullo Ilaa Magaalo . Isku Soo Wada dubboo Qof Kasta Oo Bukaan Ahi Wuxuu Xaq u Leeyahay In Uu Hello Daaweyn Iyo Adeeg Caafimaad Oo Tayo Leh . Haddaba Shirkada Q-unit medical instruments Co Ltd Waxaay Heegan Iyo Dadaal Ay U Gashay Habeen Iyo Maalina Ugu Jirtaa in Bulshadu Hesho Wixii Ay Kaga Gudbi Lahaayeen Baahiyahaas . Haddaba Waxa dalka Laguu keenay Qalabkii laga ga Hortagi Lahhaa Xaaladahaas Halista Ah .Shirkada Q-unit Oo u jeedadeedu Tahay in ay U adeegto Bulshadeena aad Ka ugu baahan adeeg Caafimaad Oo Tayo leh in aanu keenay dalka agab Caafimaad Oo Casri Ah Kaaso Gabi Ahaanba Aan Hore Loogu Arag Gayigeena Somaliland.

Haddaba Wixii Faahfaahin Iyo Warbixin Intas Dheer

Fadlan Kala Xidhiidh Tilifoonada Iyo Ciwaanada Hoos Ku Xusan :::.

Contacts

Q.unitm@gmail.com

+252633226127-0634142009-0633819145-0633242266

Location: Hargeisa Somaliland Downtown area

Waad Mahadsan Tihiin Dhamaaan ….

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=47177

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”