Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 386 views

MUCJISO: Isbitaalka Kenyatta oo ku guuleystay qalliinka mataano dhabarka isaga dhegan

Isbitaalka caalamiga ah ee Kenyatta ayaa ku guuleystay markii ugu horeysay qalliin uu ku sameeyay laba canug oo dhabarka isaga dhegan, kaddib howlgal socday muddo 23-saac gudahood ah.

Qalliinkaan oo ay fuliyeen 60-xubnood oo isugu jira dhaqaatiir iyo kalkaaliyeyaal ka howlgala Isbitaalka Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa badbaadiyay xaaladda labada canug, iyadoo dhaqaatiirta ay sheegeen inaysan soo gaarin dhibaatooyin khatar gelin kara noloshooda.

“Kooxdeena dhaqaatiirta ah ee qalliinka ku sameysay mataanaha waqti badan kaddib waxaan ku guuleysanay inaan kala saarno” ayuu yiri Fred Kabuni oo maanta warbaahinta uga warbixinayay howlgalka ay ku fuliyeen caruurtaasi.

Mr. Fred Kabuni ayaa waxaa kale oo uu sheegay in muddo bil ah ay ku qaadatay baaritaanka ilmaha mataanaha ah, gaar ahaan qeybta dhabarka ee ay isaga dhegenaayeen bal inay ku guuleysan karaan iyo in kale.

Waa markii ugu horeysay oo Isbitaal ku yaala dalalka geeska Afrika uu ku guuleysto qalliin noocaan oo kale ah, iyadoo inta badan caruurta dhalanaya iyagoo isku dhegan iyo dadka qaba cudurrada kala duwan loo qaadi jiray dalalka caalamka horay u maray.

matano

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=47190

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”