Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 677 views

Rug cadaa Xasan Xundubey oo afka jabsaday gabay murtidiisa ku socoto beelaha degan Hiiraan iyo Sh/dhexe

Xasan Xundubey oo ka mid ah rug cadayaasha Saxaafadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxa uu soo saaray gabay cajiib ah oo ku socda beelaha degan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe, waxaana gabaygaasi uga hadlay kheyraadka uu Alle ku manneystay, cadow uu sheegay inay biro u soo sahanayaan.

Gabaygaan gaaban ayaa waxaa kale oo Xasan Xundubey uga hadlay maamulka Hirshabelle ee dhowaan looga dhawaaqay magaalada Jowhar, isagoona beelaha ku dhaqan labada Gobol tixdiisa ku tilmaamaya degmooyinka gaarka ah ugu Kheyraadka badan.

Haddaba Rug cadaa Xasan Xundubey gabaygiisa oo ku faafiyay bartiisa xiriirka bulshada halkaan hoose ka akhriso:-

Hir-Shabeele State.

Badda Cadale-yo
Biyaha Mahadaay iyo
Beriga u dhexeeya,
Beled Weyne Buula Burtiyo
Banaanadaas oo dhan
Beelaha Dhulkaas weyn degaan
Baaqan u dirayaahe
Barwaaqaad dhex taaliin iyo
Beera aan Bi’ine
Mana Baahataan oo Rabbigu
waydin Barakeeyee
Baashaalka daayoo war yaan
Baahal idin Boobin
Birahaan laydiin sahanayaa yay
Bar idin goosan
Booli doono aan Bisim aqoon
yaysan idin Baadin.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=47205

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”