Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 610 views

Tacsi: Magaalada Mogadishu waxaa maanta lagu aasay Maxamad Iimaanka Sheekh (Riif)

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, waxaa magaalada Mogadishu maanta lagu aasay marxuun Maxamad Iimaanka Sheekh oo loo yiqiin Riif.
Waxaa tacsidaas oo naxdinta leh loo diraayaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday oo kajooga wadanka gudinhiin iyo dhamaan aduunka dacaladiisa kale
Cusmaan Ali Shek-,Cusmaney-Xaaskisa Amaal Maxamad Aweys,
Habar yar Aamino Wardheere,
Hassan Mohamed Osman,
waxey wada jir tacsi ugu dirayan qoyska, ehelka iyo asxaabta uu ka geeriyoday Abti Maxamad Iimaanka Sheekh  loo yiqiinay Riif, oo maanta lagu aasay qubuuraha Baaba Sheekh ee Deg. Boondhere Muqdisho. Allaha u naxariisto Aamiin, samir iyo iiman.
riiftacsi1

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=47846

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj