Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 645 views

Warbixin ku saabsan qorshe RW Cumar C/rashiid taageero uga raadinayo Imaaraadka Carabta (No More Hawiye)

Waxaa nasiib-darro ah in shaqsiyaad magac weyn ku leh siyaasadda Soomaliya iyo beelo ay weli uga dhegan tahay dhibaatooyinkii qabaa’ilada Soomalida dhex maray 1991-kii inay muddooyinkaan danbe isticmaalaayeen hal-ku dhigyo colaadeed (negative slogans) sida ” NO more ABGAAl” oo micneheedu yahay maya madaxweyne danbe ee Hawiye ( NO MORE HAWIYE PRESIDENT).

Sida laga soo xigtay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ololahaan qaldan waxaa hor boodaaya Ra’iisul Wasaare Cumar Abdirashiid Ali Sharma’arke iyo siyaasiin ay isku heyb yihiin.

Waxaa jirta mahmaahyo dheheysa “ma jirto waa ku dhalee isoo raac” waayoo Ra’iisul Wasaare Cumar A/rashiid, aabbihii AUN Abdirashiid Ali Sharma’arke 1960s asagoo ahaay Ra’iisul Wasaare ayuu la tartamay madaxweynihiisii xilligaas AUN marxuum Al Xaaji Aden Abdulle Osman ( Aden Adde ) waxaana tartankaas ku guuleystay AUN Abdirashid Ali Sharma’arke oo xukunkii dalka si xaraka leh loogu wareejiyay laakiin aabbihii kuma uusan tartamin neceyb muujin Abgaal iyo Hawiye toona ee wuxuu ku tartamay in uu kamid yahay Xerta Sheekh Muhudiin Celi oo ahaay wadaad Hawiye caanna ka ahaay konfurta Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho.

Dhinaca kale wuxuu Naadiga La Socodka Arrimaha Soomaliya halkaan digniin culus uga diraayaa Dowlada Isutagga Imaaraadka (UAE) oo sida ay warar lagu kalsoonaa karo sheegayaan gadaal ka riixaysa ololahaan ku saleysan Hawiye neceyb ee uu hor boodaayo Ra’iisul Wasaare Cumar A/rashiid.

Dowlada Isutagga Imaaraadka waxaan u sheegaynaa 2011-kii xilligii Madaxweyne Sheikh Shariif Sheekh Ahmed ayaa Dowlada Kenya amar la’aan Ciidamo soo gelisay Soomaaliya, markaasaan qorey maqaal uu ciwaankiisu ahaay KENYAY INTA AAD ISLEEDAHAY WAX KORORSO AMAAD KULEYL LUGAHA LA GASHAA ?, lix (6) sano kadibna shacabka Kenya 80% waxaay taagan yihiin Ciidamadayna nooga soo saaro Soomaaliya ee Imaaraadow UAE iya taageerto olole Hawiye neceyb ku saleysan, fadlan dalkaaga degan Deb-haku Shidin.

Ugu danbeyntii, Naadiga La Socodka Arrimaha Soomaliya wuxuu soo dhoweynayaa cid kasta ee dhaliilaysa hoggaan xumida M/Weyne Hassan Shiikh Maxamuud laakiin cid kasta ee ku diidan heybta uu ka soo jeedo ee beelweynta Hawiye waxaan cod-dheer ku leenahay oraahda caanka ah KOORO-GEEL AYUU KOOFI DHEER-YEHEE KALAAM MA LOO XUMEYN KARAA.

Aan qaranimo taam ah gaarnee fadlan qabiileysiga naga daaya oo 26 sano hanoogu filnaato waayo aragnimo.

Thanks
Somali Affairs Monitoring Club

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48139

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”