Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 274 views

Abwaan Bangaladesh: “Badow maanta ruux ahi Qof bukaana weeyaan”

Tixdan Maansada ah ayaan maanta curiyay waxa aan ugu talagalay in aan ugu hambalyeeyo macallinka Soomaaliyeed oo sanadguuradiisii 42aad loo dabbaal degayo.

Erayada: Barre Sheekh Cabdullaahi ( Bangaladhesh )

Beriga waa maalin xusuus leh
Maalinta baraha weeyaan
Bishuna waa bil kheyraad
Macallin bilaal xogtiisii
Baaqiisii koowaad
Baxday beertii uu limay
Billowgii tacliintana
Maxamuud bogguu dhigay
Buuguu qaata nagu yiri
Dadka bedidii wuu helay
Waa la wada baraarugay
Badow maanta ruux ahi
Qof bukaana weeyaan
Bulshada dhaawaceedii
Macallinkaa baxnaaniyey
Ka biskoonay cudurkii
Markuu keenay baantii
Jahligii belaysnaa
Boogihiisa waxaa dhayay
Birmad macallinkeennoo
Bowdada jabkeediyo
Biixidii waxaa kabay
Barihii duceysnaa
Ba’da macallinkii dhigay
Ee wax baray carruuraha
Barbaarintana ugu daray
Barbaartana tacliimiyay

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48221

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”