Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 306 views

DHACDO XANUUN BADAN: Afar wiil Soomaali ah oo lagu gubay goob ay ku ganacsanayeen

Afar wiil Soomaali walaalo ahaa ayaa lagu gubay goob ay ku ganacsanayeen dalka K/Afrika, gaar ahaan magaalada PE ee gobolka East Londol Xaafadda Injooli, waxaana halkaasi ku geeriyooday afarta oo jiifay qeybta kore ee dukaanka.

Sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah dabka ayaa ka kacay makiinada raashinka lagu karsado iyo suujinada dabka loo isticmaalo, iyagoona awood u waayay inay dabka ka baxsadaan kaddib markii uu dabku gaaray qeybta sare.

Wiilaashaan ayaa lagu kala magacaabaa Axmed Xooshow, Xuseen Cali, Aweys iyo Cabdirashiid, kuwaasi oo maanta lagu aasayo isla xaafadii ay ku ganacsanayeen, waxaana aaskooda ka soo qeyb galay jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaasi degan.

15085609_10154074818363587_5705091362504915296_n 15181523_10154074817418587_4007199534575489138_n 15193620_10154074817718587_1741177081209761441_n 15203132_10154074817413587_8446665547568468923_n 15203189_10154074817328587_4069286787326790986_n

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48224

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”