Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 869 views

Dowladda Talyaaniga oo markii ugu horeysay Isbitaal casri ah ka dhiseysa Muqdisho + Video

Isbitaal casri ah ayaa la dhagax dhigay duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo sida la sheegay u dhameystiran yahay qalabkii uu ku howlgeli lahaa, kaddib munaasabad ballaaran oo ka dhacday xaruntii hore ee Isbitaalka ciidamada Milateriga Soomaaliya.

Xafladda furitaanka dhagax dhigga isbitaalka oo ay ka soo qeyb galeen Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Sheekh Cali Diini, Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Carlo Campneli, Abaanduuliyaha ciidamada Xoogga dalka iyo saraakiil ka socota labada Dowladood.

Safiirka Talyaaniga ayaa sheegay in isbitaalkaan uu noqonayo mid ay u dhameystiran yihiin adeegyadiisa caafimaad, isagoona tilmaamay in tallaabadani ay wax weyn ka tari doonto baahida caafimaad ee ciidamada Soomaaliya.

Waxaa kale oo halkaasi khudbado kala duwan ka jeediyay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini oo isna sheegay in taageerada Dowladda Talyaaniga ay tahay mid sii xoojineysa xiriirka soo jireenka ah ee labada dowladood, isagoona uga mahad celiyay Safaaradda Talyaaniga kaalinta ay ku leedahay dhismaha isbitaalkaan.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48322

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”