Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 871 views

Salaad Cali Jeelle: “Koox diimeedyo lacago badan wata ayaa ku hardamaya doorashooyinka dalka (Dhageyso)

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ka mid ahaa musharaxiin u tartamayay kuraasta aqalka hoose ee Baarlamaanka cusub u matalaya maamulka Hirshabelle ayaa ka warbixiyay arrimo fashil ah oo ka dhacay hoolka xarunta maamulkaasi.

Salaad Cali Jeelle oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in doorashooyinka dadban ee ka socda gobolada dalka uu u dhaxeeyo kooxaha Aala Sheekh iyo Damul Jadiid oo uu sheegay in hantida qaranka ay u adeegsanayaan sidii ay u heli lahaayeen kuraasta labada aqal.

“Koox diimeedyo lacago badan wata ayaa ku hardamaya doorashooyinka dalka ka dhacaya” ayuu yiri Salaad Cali Jeelle oo sheegay inuu goob joog u ahaa lacago laaluush ah oo la siinayo ergooyinka ku sugan gudaha xarunta maamulka Hirshabelle ee magaalada Jowhar.

Waxaa kale oo uu sheegay in laga guuleystay isaga qudhiisa, wuxuuna sheegay inay ka guuleysteen musharaxiinta ka socotay labada koox oo uu ku eedeeyay inay heystaan dhaqaalaha Dowladda Federaalka mudadii afarta sano ahayd ururineysay.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48471

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”