Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,487 views

Gabar Soomaali Mareykan ah oo markii ugu horeysay ka qeyb galeysa tartanka quruxda haweenka

Gobolka Minnesota ee wadanka Mareykanka waxaa ka dhacaya tartanka sanadlaha ah ee quruxda haweenka, waxaana markii ugu horeysay ka qeyb gelaya gabar Soomaaliyeed oo gobolkaasi degan.

Muuqaallo ka tarjumaya nolosha Gabadha Soomaaliyeed ee lagu magacaabo Xaliimo Aadan ayaa la soo dhigay baraha bulshada ku xiriirto, iyadoo ka qeyb galeysa kulamada jaaliyadaha Soomaalida degan magaalooyinka gobolka Minnesota.

“Waxaan rajeynayaa inaan tartankaan ka galo kaalimaha hore tartankaan oo ay ka qeyb galayaan haween ka kala yimid jaaliyadaha dalalka caalamka ee ku nool dalka Mareykanka” ayay tiri Xaliimo oo sheegtay inay isku diyaarisay ka qeyb galka tartankaasi caalamiga ah.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48474

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj