Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 355 views

OWRKII MAAXAAY KU BUUBAY WAA MARQAAT BADIYAY ‘Doorashada Madaxweynaha waa mid ku jirta albaabka laabkiisa’

Yacni heybadlaha xilka sii baneynaya ayaa laga hayaa ^wali ma heyno meeqaamkii caasi madeed ee 4 xamar & shangaani^ , oo kaasina wali muusan akhrin maqaaladahii^.2 goodlow ashahaado xamaroow khayaarkaa , goormeey juppa-land sida hongkong ugu wareegeysaa gaca nta punt-land & federaal ma naaneysta punt-lan dbaa ? mase garan ow-waraabana naqdin ma daayo ilaa miciyaha qalinka dhaqan celinta looga siibo balse nabadoon c/qaadir hanbaabul ee aan ku jirin nabadoonada soo jireenka ah ubbada uu sito ee biyaha ugu jira barna waa buuxdaa oo barna waa maran tahay yacni wey ka bad baaday in la dhaho ^ waa ubbo faaruq ah ee bari u jeeda foorineysana ^ mana jirto cid ku dhiiraneysa iney ugaas tiraah oo shacab u noqoneysa si ay ugu qaado qandiiga , masalaha una toos-toosiso kabaha.

Dabcan horaantii 60-yadii ayaa loo qaateenku ahaa * owrkii maaxaay ku buubay waa marqaati badiyay oo dhacdadu waxay daaran tahau cariga mareykanka oo wiil kuray ah ayaa haddiiba markuu maqlay warkaa deg dega.ah.ee dhiilada xanbaarsan wuxu raadiyay walaalkíi oo markaa aqalka dibada uga maqnaa oo ay dhici karto inuusan war & wacaal u heyn dhacdadan, oo wuxuu meel kasta ka raadiyaba ayuu ugu dambeyn ka halay masrax filimada lagu daawada isagoo ka codsay inuu dibada u soo baxo , wey isa soo raaceen una sheegay sababta uu u soo raadiyay iney tahay in la dilay wax yar ka hor madaxweyna JF KANADY kana codsaday inay dhaqso guriga ugu laabtaan , wuu ka aqbalay balse waxay warcelnitiisu noqotay * madaxweyna kasta oo caalamka jooga shiish ayaa saaran.

dabcan oo haddaba ha biciidsan iney unugyo jihaadiya oo aan sida ururada xaqdoon baanahay banaanka ka soo jabhadeyneynin oo kugu dhex jira yacni aan ognahay iney wax cisub nagu yihiin oo waa kuwa dhaha howlga barakeysan ee cibaado ah ayaan maanta ku qaadnay madaxweyne c/hi yuusuf oo fadhigiisu yahay beydhabo janaay.

Waxaan kaloo maanta howlgal barakeysan ee cibaado ah ku weerarnay aqalka madaxtooyada uuna degan yahay md sheekh shariif, yacna maantana waxaan howlgal barakeysan oo jihaadi ah oo cibaado ah kula beegsanay md madaxweyni xasan sheekh, caadiyana kooxdan jihaadiga ahi waxay aaminsan yihiin haddey ku soo weerarayaan iney cibaadeysanyaan yacni ay Allanna ugu dhawaanayaan balse haddii ay ku dhintaan weerarkaa ay kugu soo qaadeen ay shaxiidiin yihin, inta laga laga adkaanaya ay waqti qaadan doonto dilalka abaabulan, bastoolada, babooyinka & gawaarida lagu cabeeyo walxha qarxa.

HANQAASTA: Axmed Ruuxaani

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48485

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”