Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 473 views

Ardayda Jaamacadda SIMAD oo sameeyay isku soo bax aan horaay loo arag + Video

Ardayda Jaamacadda SIMAD ayaa maalintii shalay sameeyay isku soo bax aan horay loo arag oo ay uga cabanayaan ciidamo ka tirsan Dowladda oo xoog ku galay xaruntooda magaalada Muqdisho, isla markaana lagu baaray gebi ahaanba agabkii ay wateen.

Ku dhowaad Kun arday ayaa daqiiqado kaddib markii ay ka tageen ciidamadii waxay mar kaliya ka soo baxeen fasaladooda iyagoona iskugu soo ururay baxadda jaamacadda taasi oo khal khal gelisay maamulka Jaamacadda SIMAD.

Mid ka mid ah saraakiisha jaamacadda ayaa ardayda u jeediyay khudbad uu ku dejinayo welwelka iyo cabsida la soo deristay arday, isagoona sheegay in maalmahaanba hareeraha xaafadda ay ku taallo xarunta Jaamacadda ay ka jireen falal lagu dhacayo dadka rayidka ah.

Waxa uu sheegay maamule Xasan Carab in dhibaatadii shalay loo geystay ardayda Jaamacadda SIMAD ay ka mid tahay kuwii horay u soo gaari jiray, isagoona tusaale u soo qaatay arday dhaawac soo gaaray.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48627

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”