Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 452 views

Talyaaniga oo ku wajahan afti guud

Matteo Renzi Raisulwsaaraha dalka Talyaaniga ayaa sheegay inaanu ka mid ahyn kuwa taageera kooxda kubada cagta kolba dhinaci guuleeysta.

“Anigu markasta Fiorantin ( kooxda Firenze) ayan ahay,” ayuu ku kaftamay.

Renzi wuxxu ka hadlayay cod bixinta (afti) guud ee wax looga badalyo dastuurka Talyaniga oo ay ku jiraan qodobo aan la talaabsan karin wakhtiga casriga.

“Hadiii la diido soo Jeedinita aan rabo oo codka MAYA ay guuleesato waan iska tagi oo kursiga fadhiyi maayo,” ayu television Talyani u sheegay Renzi.

“Aniga kursi waxa igala weeny aragti dalka lagu hormarinayo,” ayuu ku daray.

“Iskama sii joogi doono hadii cod bixintu guuleeysan weeydo.”

Shacabka talyaniga ayaa 4 December u dareeri doona cod bixin looga gol leeyahay in hanaanka doorashada senatka iyo qodobo kale ee lagu hormarinayo dalka.

Siyaasada gaboowday ee talanigu waxay hor taagan tahay qodobo kordhin laha maalginta lagu sameeyn lahaa dalkan.

Cod bixin waxa si weyn u diidan siyaasiyiin hore iyo kuwa si shaqsiya ula dagaalansan Renzi.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48702

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj