Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 820 views

Xil.C/laahi Goodax: “Waa nasiib darro iyo calaamad ku taala Hirshabelle waxa ay sameeyeen hay’adaha ammaanka”

C/llaahi Goodax Barre oo ka tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaankii hore ayaa maanta mar kale ku guuleystay aqalka hoose kaddib markii uu la tartamay ilaa saddex musharax kale oo la tartameysay.

Doorashada aqalka hoose ayaa afarta xubnood ee u tartameysay kursiga beesha Xawaadle wareegii laba musharax looga guuleystay waxaana wareegii labaad isku soo haray C/llaahi Goodax Barre iyo Iidle Sabriye.

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa hoolka shirka ee magaalada Jowhar waxa uu uga mahad celiyay dhammaanba inta u codeyday iyo inta aan u codeyn, wuxuuna ammaan u jeediyay saddexda musharax ee la tartameysay.

“Waa nasiib darro iyo calaamad madow oo ku taala Hirshabelle waxa ay sameeyeen hay’adaha ammaanka” ayuu yiri Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo sheegay in hay’adaha amniga aanay xaq u lahayn inay goobta doorashada ka dhaceyso tagaan isla markaana ay handadaan ergada ku sugan.

Ma aha markii ugu horeysay oo hay’adaha amniga loo jeedinayo eedeymo ku saabsan faragelinta iyo tacadiyada ay u geysanayaan ergooyinka beelaha ee ka qeyb qaadanaya doorashooyinka dalka.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48829

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”