Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 819 views

Daawo Ra’iisal Wasaare K/Xigeenka Sweden oo markii ugu horeysay Muqdisho soo gaaray

Ra’iisal Wasaare Ku xigeenka Dowladda Sweden ayaa markii ugu horeysay ka degtay magaalada Muqdisho, iyadoo ka qeyb gashay munaasabad maamulka gobolka Banaadir soo agaasimay laguna dhiiri gelinayay dhallinyarada.

Haweeneyda lagu magacaabo Isabella Lovin oo ah ku xigeenka Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Sweden ayaa halkaasi ka jeedisay khudbad ay si toos ah kula hadleyso dhallinyaro rag iyo dumar isugu jiray iyadoo ka hadashay ahmiyadda ay leedahay inay dhallinyarada ka qaataan nabadda , horumarka dalka iyo doorashooyinka dalka ka dhacaya.

Kulanka waxaa kale oo goob joog ahaa Diblomaasiyiin iyo qaar ka mid ah safiirada fadhigoodu yahay xerada Xalane ee ka socda dalalka caalamka iyo saraakiil ka socotay hay’adaha caalamiga ah.

Guddoomiye K/Xigeenka dhallinyarada Gobolka Banaadir C/Kaafi Maxamuud Makaraan oo halkaasi khudbad ka jeediyay ayaa sheegay in dhallinyarada ay yihiin kuwo ka soo dhalaali kara howlaha horyaala, isagoona sheegay in xarunta cusub ee dhallinyarada ay muhiim u tahay.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48834

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”