Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 394 views

Tartamo xiiso leh oo dhex maraya horyaalada qaaradda Yurub (Isku aadka kooxaha isha lagu hayo)

DEGDEG: Waxaa goor dhowr bilowday tartamada kooxaha Ingiriiska iyo dalka Spain oo ka mid ah kooxaha bahda Isboortiga ay sida weyn u xiiseeyaan.

Kooxaha West Ham United V Arsenal ayaa ka mid ah tartamada laga dhur sugayo natiijooyinkooda, kuwaasi oo iyagu dhibcahoodu ay isku dhow yihiin.

Ciyaaraha kale la xiiseynayo waxaa ka mid ah kooxaha Barcelona V Real Madrid oo ay ku jiraan ciyaaryahanada ugu magaca dheer Champion-ka qaaradda Yurub sida Leonel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo xifaaltan dhinaca tartanka ah uu ka dhaxeey.

Haddaba halkaan hoose ka daawo ciyaarta labada Horyaal iyo isku aadka kooxaha:
LALIGAHA SPAIN

39′ Granada 1 – 0 Sevilla
18:15 Barcelona ? – ? Real Madrid
20:30 Leganes ? – ? Villarreal
22:45 Atletico Madrid ? – ? Espanyol

PREMIER LEAGUE

15:30 Manchester City V Chelsea
18:00 Crystal Palace V Southampton
18:00 Stoke City V Burnley
18:00 Sunderland V Leicester City
18:00 Tottenham Hotspur V Swansea City
18:00 West Bromwich Albion V Watford
20:30 West Ham United V Arsenal.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48912

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj