Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 583 views

Wareysi cajiib ah oo dhex Weriye C/Salaan Hereri iyo nin burcad badeed ah “Anaga waxna waa ognahay waxna ma ogin” (Dhageyso)

Nin magaciisa ku sheegay Ciise Cabdi Axmed ayaa bixiyay wareysi cajiib ah, isagoo su’aalaha Weriye C/Salaan Hereri ku tuurayo gaashanka u daruurayay, wuxuuna ka hadlay markab ay soo afduubteen koox burcad badeed ah oo uu isagu ka mid ahaa.

Afhayeenka kooxda heysata burcad badeeda ayaa sheegay inay markabka ka soo afduubteen badweynta Hindiya, isagoo sheegay in tallaabadaasi uu u sameeyay kaddib markii ay ka kalluumeysan waayeen, isla markaana ay arkeen maraakiib sun ku shubaya Badda.

“Anaga waxna waa ognahay waxna ma ogin” ayuu yiri Ciise Cabdi Axmed oo Weriyaha ku celceliyay inuu yahay Weriyihii runta ahaa, isla markaana sheegay inuu ka doonayo caddeyn, kaddib markii C/salaan Hereri uu u sheegay inuu Dubai ku soo arkay shirkadii lahayd Markabka.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48916

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”