Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 2,524 views

Faadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso)

Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Faaduma Qaasim Dayib oo dhowaan wareysi ay siisay wargeyska Washington Post ee ka soo baxa dalka Mareykanka ayaa waxay ka soo saartay war cusub, iyadoona sheegtay in si aan ka fiirsasho lahayn loo geliyay suuqa.

Haweeneydaan ayaa waxay sheegtay in iyadu aanay marnaba oran waan ka tanaasulay musharaxnimadeyda, iyadoo arrintaasi ka beenisay idaacadda Goobjoog ee ka howlgasha magaalada Muqdisho.

WARAR KALE: Faduma Qaasim Dayib

“Aniga waxaan qabaa in waxyaabaha aan soo bandhigay waxaan aaminsanahay in wax laga qaban karo” ayay tiri Faaduma Dayib oo la weydiiyay su’aasha ah maxaa laga qaban karaa musumqaasuqa ka jira doorashooyinka Soomaaliya.

Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa mucjiso ku tilmaamtay marka la eego hannaanka doorashooyinka, isla markaana ay sii kordhayaan cabashooyinka iyo xubno ka tirsan Dowladda xilligeedu dhammaaday oo hantida qaranka damacsan inay xukuumadda cusub ku galaan.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48965

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”