Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,297 views

Prof. Samatar: “Doorasho maahee waa xulasho, Ilaahey waxaan ka baryayaa xaaraanta socota inuu xalaal ku bedelo”

Xaaladda doorashooyinka nooca cusub ah ee uu wajahayo dalka Soomaaliya ayaa noqotay mid laga sheekeynayo gudaha dalka iyo dibadda, kaddib ay ka dhaceen arrimo aan horay loo arkin.

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanada ugu caansan dalka Soomaaliya ayaa isagoo u waramayay idaacadda VOA-da waxa uu sheegay in hannaanka musuqmaasuqa iyo lacagta faraha ee loo adeegsanayo kuraasta labada aqal aanay ka soo bixi doonin dowlad xalaal ah oo dalka iyo dadka badbaadisa.

LA SOCO WARAR KALE

“Doorasho maahee waa xulasho, Ilaahey waxaan ka baryayaa xaaraanta socota inuu xalaal ku bedelo” ayuu yiri Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo dhaqaalahaasi ay bixinayaan madax ka tirsan Dowladda Federaalka waqtigeedu dhammaaday.

Dhageyso wareysiga oo dhameystiran:

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48973

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj