Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 2,949 views

Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO

Dekedda magaalada Berbera waxaa soo gaaray markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Midowga Yurub, waxaana kulan ay la qaateen madaxda Somaliland looga hadlay arrimo dhowr ah oo khuseeya sidii ay labada dhinac isaga kaashan lahaayeen horumarinta ciidamada iyo la dagaalanka burcad badeeda.

Madaxda Jamhuuriyadda Somaliland ee kulanka ka qeyb galay waxaa ka mid ahaa Wasiiru dowlaha amniga Maxamed Muuse Diiriye, Taliyaha ciidamada ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland iyo madax kale.

Kulanka oo ka dhacay markabka gudihiisa halkaan hoose ka daawo:-

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=48996

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj