Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 420 views

Dowladda Maraykanka ayaa diyaarado nooca dagaalka ah ku wareejisay Dowlada Kenya*Sawiro*

Dowladda Maraykanka ayaa diyaarado nooca dagaalka ah ku wareejisay Dowlada Kenya oo kula dagaalami doonta maleeshiyaadka Al-shabaab ee duulaanka ku ah Kenya.Safiirka dowladda Maraykanka u fadhiya dalka Kenya Robert Godec, ayaa 6 diyaarad oo nooca Helikobtar-ka ah ku wareejiyay Xoghayaha difaaca Kenya Raychelle Omamo.

Danjire Robert Godec oo ah Safiirka ayaa sheegay in ujeedka loo bixiyay diyaaradahaasi ay tahay in lagula dagaalamo malMr Robert Godec, waxa uu intaa ku daray in deeqda ay tahay tii ugu ballaarneyd oo ay ugu deeqan dowlada Kenya.

Deeqdani ayaa waxaa lagu qiimeeyay lacag dhan $106 milyan oo dollarka Maraykanka ah una dhiganta 11 Bilyan oo Shilinka Kenya ah.

usa_deeq_diyaarado_kenyan_1 usa_deeq_diyaarado_kenyan_2 usa_deeq_diyaarado_kenyan_3

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49052

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj