Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 439 views

Madaxweynaha kursiga ka degaya ee dalka Mareykanka oo ka hadlay howlgalada ay ka fuliyeen Soomaaliya

Brack Hussein Obama Madaxweynaha xilka wareejiyana ee dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeysay waxa uu soo saaray qoraal ku saabsan howlada ay ka fuliyeen ciidamada dalkaasi mudadii uu xilka hayay.

Qoraalka Madaxweynaha Mareykanka oo loo gudbiyay aqalka cad ayaa lagu sheegay in ilaa Lix howlgal oo lagu bartilmaameedsanayo kooxaha argagixisada ah ay ka dhaceen dalka Soomaaliya.

Howlgaladaasi oo dhacay sanadkaan aynu ku jirno oo kaliya sida: 21-kii June, 20-kii iyo 31-July, 31-kii August,25-kii iyo 28-kii September isla markaana intooda badan dhinaca cirka oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

Madaxweyne Obama waxa uu sheegay in saraakiil iyo tababarayaal ciidan ay Soomaaliya iyagoo taageeraya ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Dhinaca kale Dowladda Mareykanka oo ka mid ah dalalka caalamka ee taageera Somalia ayaa lagu eedeeyay inay duqeymo khaldamay ka geysteen gudaha dalka, halka diyaarado wax basaasayay ay iyana u gacan galeen ururka Al-Shabaab.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49099

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”