Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 254 views

DEGDEG: Ciidamada Puntland oo qabsaday magaalada Qandala

Kaddib muddo toddobaad ka badan oo magaalada Qandala ay gacanta ku hayeen maleeshiyo taabacsan kooxda Daacish waxaa maanta si buuxda ula wareegay ciidamada maamulka Puntland.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ay ku qabsadeen si nabad ah, waxayna saraakiisha hoggaamineysa weerarka ka dhanka ah maleeshiyada kooxda la baxday khilaafada Islaamka.

Magaala xeebeedka Qandala ee gobolka Bari waxaa ka socday dagaal socday muddo laba maalin ah oo u dhaxeeyay ciidamada Puntland oo taageero ka helaya Midowga Yurub , iyadoo saldhigyo ay halkaasi ku lahaayeen maleeshiyada uu hoggaamiyo Sheekh C/qaadir Muumin lagu garaacay gantaalo laga soo riday dhinaca Badda.

Ilaa iyo iminka maamulka Puntland wax war ah kama soo saarin qabsashada magaalada Qandala, inkasta oo taliyaha ciidamada Badda maamulkaasi Admiral C/risaaq Diiriye Faarax uu sheegay inay socdaan hoggallo baaritaano ah.

Waxa uu sheegay inay magaalada ku arkeen laba gaadiid ah oo ay halkaasi uga tageen kooxda taabacsan IS, waxaana magaalada inteeda badan horay uga barakacay dadkii degenaa.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49184

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”