Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 611 views

DEGDEG: Shirkadda Favori oo shaqo joojin ka sameysay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde (Waa maxay sababta?)

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde International Airport magaalada Muqdisho ayaa hakad ku jirta, kaddib markii ay isku dhaceen shirkadaha ka howlgala iyo maamulka.

Wararka ayaa sheegaya in gadoodka Shirkadda gacanta ku heysa howlaha duulimaadyada ay lacago ku soo rogtay dhoofayaasha garoonkaasi, iyadoo la sheegayaa in shirkadaha duulimaadyada ka shaqeeya ay arrintaasi ka biyo diideen.

Kulan dhex maray maamulka shirkadda Favori ee Turkiga laga leeyahay iyo madax ka tirsan Dowladda iyo shirkadaha duulimaadyada ayaa la sheegayaa inay isku afgarteen duulimaadyada maanta la fasaxo, kaddibna laga wadahadlo sidii loo maareyn lahaa canshuur kordhintaan cusub.

Ma aha markii ugu horeysay oo shirkadaha ka howlgala gudaha dalka ay soo rogaan canshuur aanay xamili karin, iyadoo dhowaan magaalada Muqdisho hal maalin shaqo joojin ah sameeyeen gaadiidka dadweynaha oo lagu soo rogay canshuur loogu magac daray ceymiska gaadiidka ee shirkadda Takaful.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49199

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”