Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 2,390 views

Fadeexad ku soo baxday mid ka mid ah Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya (Warsaxaafadeed)

Waxaa isa soo taraya musuqmaasuqa iyo wax is daba marinta lagu eedeynayo madaxda iyo xubnaha ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ee kursiga banneyneysa, iyadoo guddiga doorashada dadban ee heer federaal mid ka mid ah Wasiirada ku lug yeeshay shaqaaqo ka dhacday magaalada Jowhar.

Musharax Maxamed C/llaahi Xuseen (Nuux) oo ah Wasiirka dhallinyarada iyo Isboortiga Dowladda Federaalka ayaa guddiga wuxuu ku eedeeyay inuu ku lug yeeshay is rasaaseyn ka dhacday illinka hore ee hoolka ay ka dhaceysay, waxayna guddiga ka dalbadeen Ugaaska beesha Jidle inuu soo xulo ergo cusub.

Waxaa kale oo warsaxaafadeedka lagu xusay in Wasiir Nuux iyo musharaxa kale ee la tartamayay aanay isku soo sharxi karin kursiga beesha Jidle, waana tan qoraalkii uu soo saaray guddiga:

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49205

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj