Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,205 views

TACSI: Ruug cadaa Maxamuud Maxamed Guuleed

Dhammaan maamulka sare ee Shabakadda Somaliweyn Media Center (SMC) waxay tacsi u dirayaan ehelada iyo asxaabta uu ka geeriyooday Maxamuud Maxamed Guuleed Guddoomiyihii shirkadda Diyaaradaha Somali Airlines oo xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Ruug cadaaga oo xilal kala duwan ka soo qabtay dalka waxaa sidoo kale tacsi taa la mid ah u diraya madaxda sare waxaa tacsi u diraya dhammaan madaxda Dowladda iyo xubno ka tirsan Shirkadda Somalia Airlines.

Allaha u naxariistee Maxamuud Maxamed Guuleed ayaa waxa uu horay u ahaa Taliyihii ciidamada Cirka, waxaanu leenahay Allaha samir iyo iimaan haka siiyo eheladiisa, isagana naxariiste Alle ha waafajiyo. AAMIIN…AAMIIN.

 

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49222

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj