Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 982 views

Dowladda Soomaaliya oo war culus ka soo saartay warqad ka soo gaartay Boqortooyada Sacuudiga (Dhageyso)

Dowladda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay qoraal ka soo gaaray Boqortooyada Sacuudiga, kaasi oo lagu sheegay in xoolaha dalka ee loo dhoofiyo dalkeeda ay qabaan cudurka Rift Valey.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowladda Federaalka Saciid Xuseen Ciid ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go’aanka Sacuudiga ay ku mamnuucday in dalkeeda loo dhoofiyo xoolaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay inuusan ka warqabin cudurkaasi.

“Xoolaha la dhoofiyo sida badan waa la taalaa” ayuu yiri Wasiirka Xannaanada Xoolaha oo sheegay in xoolaha Soomaaliya aanu ku ogeyn wax cudur ah, hase yeeshee waxa uu tilmaamay inay Dowladda Sacuudiga kala hadlayaan.
Dhinaca kale waxa uu sheegay Wasiir Ciid in ururka caafimaadka adduunka uu sheegay in xoolaha Soomaaliya caafimaadkoodu wanaagsan yahay isla markaana ka dowlad ahaan ay saxayaan khalad kasta oo ka jiro dhoofinta xoolaha Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso Wareysiga VOA la yeelatay Wasiirka Xanaanada Xoolaha:-

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49318

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”