Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 461 views

Xildhibaanadii ugu dambeeyay oo lagu doortay Garowe + Video

Magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose, waxaana halkaasi lagu doortay ilaa shan xildhibaan oo Puntland u matalaya baarlamaanka cusub.

Goobta ay ka dhaceysay doorashada aqalka hoose ee magaalada Garowe waxaa khudbado kala duwan ka jeediyay guddiga doorashooyinka madaxa bannaan iyo xildhibaanada ku guuleystay aqalka hoose, kuwaasi oo iyagu ballanqaaday inay doorkooda ka qaadanayaan xilka loo doortay.

 

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49532

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj