Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,006 views

Maxay tahay shuruudaha looga baahan yahay musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya?

Musharaxiinta xilka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa lagu xiray shuruudo dhowr ah oo qofka tartamaya laga doonayo, waxaana shuruudahaas qaarkood ay ku xiran yihiin Baarlamaanka cusub.

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa qoraal lagu baahiyay bartiisa Twitter-ka waxaa lagu sheegay in doorashada Madaxweynaha cusub ay noqoneyso mid qarsoodi ah.

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha oo iminka tiradoodu ka badan toban ayaa iyagu waxaa saameyn xoogan ku yeelanaya shuruudahaan cusub, inkasta oo qaarkood aanay khuseynin warka ka soo baxay xafiiska UNSOM.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49537

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj