Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 277 views

Madaxweyne Cosoble: “Xildhibaan aan soo dooranay in la yiraahdo ma jiro cid aan ka aqbaleyno” (Dhageyso)

Cali C/laahi Cosoble madaxweynaha Maamulka Hirshabeele ayaa ka jawaab celinayay warqad ka soo baxday Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee 11-ka mid ah xildhibaanada laga soo doortay Degaan Doorashooyinka Dalka ka jira oo ay ku jiraan laba xildhibaan oo maamulkiisa ka tirsan.

Madaxweynaha ayaa sheegay in aysan cidna ka dhageysaneyn xildhibaanadii lagu soo doortay Magaalada Jowhar oo Labo ka mid ah ay ku jireen 11-kii ay laaleen Guddiga Xalinta Khilaafaadka, wuxuuna si kulul uga hadlay arrinta magaalada Muqdisho.

“Xildhibaan aan soo dooranay in la yiraahdo ma jiro cid aan ka aqbaleyno” ayuu yiri Cali C/llaahi Cosoble oo khudbad ka jeedinayay munaasabad uu shahaadooyin ku guddoonsiinayay Xildhibaanada maamulkiisa matalaya xilli uu ku sugnaa magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Cosoble ayaa dhinaca kale sheegay in arrinta Muqdisho ay wax ku leedahay cid kasta oo xaqeeda u dooda, isagoona ku goodiyay inaan marnaba la dafiri karin xaqa reer Muqdisho ay ku leeyihiin doorashooyinka dalka.

Hadalka Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle ayaa ku soo beegmaya xilli khilaaf cusub soo kala dhex galay guddiga doorashooyinka iyo madaxda maamul goboleedyada dalka, kaddib markii la kansalay qaar ka mid ah xildhibaanada labada aqal ee lagu doortay gobolada dalka.

 

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49617

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”