Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 246 views

Diyaar garow lagu dhaarinayo xildhibaanada Baarlamaanka 10-aad oo Muqdisho ka socota + Sawirro

Waxaa socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ku aadan furitaanka kalfadhiga koowaad ee Baaralaanka cusub ee Soomaaliya iyo dhaarinta Xildhibaanada Labada Aqal.

Xildibaanada cusub ayaa lagu waday in maalintii shalay lagu dhaariyo magaalada Muqdisho hase yeeshee waxaa dhaarintaasi ku timid dib u dhac, walina lama oga xiliga rasmiga ah ee dhici doonto dhaarinta Xildhibaanada.

Waxaa la diyaariyay hoolkii lagu dhaarin lahaa Xidhibaanada cusub sidoo kale uu ka furmi lahaa kal fadhiga koowaad ee Baarlamaanka, waxaana munaasabada dhaarinta Xildhibaanada lagu qabanayaa hoolka Iskool Buluusiya oo aheed halkii lagu doortay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Dhinaca kale warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in shirka hoggaamiyeyaasha madasha Qaranka lagu go’aaminayo xilli la dhaarinayo xildhibaanada Baarlamaanka, inkasta oo khilaaf cusub soo kala dhex galay guddiga xalinta khilaafaadka iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka, taasi oo dadaal xoogan loogu jiro sidii meesha looga saari lahaa.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49670

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”