Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 2,320 views

WAR CUSUB: Gabar sheegtay inaysan helin weli ninkii nolosha la qeybsan lahaa ‘Waa maxay sababta?’ (Daawo)

Gabar Soomaaliyeed ayaa ka hadashay nolosheeda gaarka ah, iyadoo sheegtay inaysan weli helin lamaanihii ay nolosha la qeybsan lahayd, iyadoo sheegtay inay la soo xiriireen rag fara badan oo guur-doon ah.

Gabadhaan oo lagu magacaabo Maryan Aadan Yuusuf ayaa qisadeeda ku soo qaadatay gabay lagu magacaabo “Garaad-same” isla markaana ay ku jirto murti xambaarsan shuruudaha ay u soo bandhigtay ragga la sameeyay xiriirka jacaylka.

Murtida gabayga Garaad-same oo ay tirisay Maryan Aadan Yuusuf ayaa qeexaya shuruudaha ay iyadu dooneyso inay ka hesho ninka ay la wadaageyso nolosha, hase yeeshee hoos ka daawo gabayga oo dhameystiran:-

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49683

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj