Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 454 views

VIDEO: Maraakiibta iyo diyaarado dagaal casri ah oo tababarkii ugu weynaa ku sameynaya Clifornia

Ciidamada Badda Mareykanka ayaa bilaabay carbiskii ugu weynaa oo ay sameeyaan muddo sanooyin ah, iyagoo soo bandhigay diyaaradaha dagaalka noocyadooda kala duwan iyo maraakiibta dagaalka ee xambaaraha diyaaradaha.

Mid ka mid ah maraakiibta dagaalka ugu waaweyn dalka Mareykanka oo lagu magacaabo USS Carl ayaa lagu soo bandhigay muuqaal la soo dhigay baraha xiriirka bulshada isagoo ay ka kacayaan in ka badan 20-diyaaradood oo isugu jira kuwa casriga ah iyo kuwa qumaatiga u kaca ee Helicoptar-ka loo yaqaano.

Tababarkaan oo ka bilowday koonfurta magaalada California ee dalkaasi Mareykanka ayaa ka duwan kuwii hore, iyadoo uu ku soo beegmayo xilli dalalka caalamka ay ka dhacayaan dagaallo lagula dagaalamayo kooxaha argagixisada ah oo iyagu si weyn uga horjeeda danaha Mareykanka uu ka leeyahay caalamka.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49688

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”