Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 391 views

Majaajiliiste Boon Xersi oo Magaalada Hargaysa ku geeriyooday.

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in Allaha u naxariistee Xalay Gurigiisa oo ku yaalla Xaafadda Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa uu ku geeriyooday Mujaajilliistihii weynaa ee Hoballada Waaberi Xuseen Xersi Cadib oo loo yaqaan (Boon Xersi).

Geerida marxuumka waxaa saxaafada u xaqiijiyay Ehelada marxuumka inuusan jirin wax xanuun ah oo uu la jiifay Fannaanku, balse ay ku timid qaddarta Eebbe.

Mujaajilliiste Boon Xirsi ayaa waxaa geeridiisa ka tacsiyeynaya dhammaan masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, iyagoo Alle uga baryay inuu Jannadii Fardowsa ka waraabiyo Marxuumka.

Boon Xersi Bowdo gaab, ayaa sidoo kale ahaa Abwaan wax sameeya Riwaayado ay ka mid tahay Ninba Tima Xamar oo haddana xiir, sidoo kale waxaa lagu xusuustaa Abwaanka Riwaayado door ah oo uu kaalin Libaax ku lahaa Jilistooda iyo soo jiidashada daawadayaasha.

Dhanka kale Boon Xirsi wuxuu Fanka ku soo biiray Sannadkii 1974-kii, waxaana Riwaayaddii ugu horreysay ee uu ka qayb qaatay la oran jiray Jacayl waa kane ku aaway, oo uu lahaa Abwaan Axmed Saleebaan Bidde, wuxuuna Riwaayadaas ku matalayey Dhakhtar (Dictor).

Allaha u Naxariisto Mujaajilliiste Boon Xersi, Innaa Lillaah wa inaa Ileyhi raajicuun

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49746

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”