Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 559 views

Guddiga doorashooyinka oo hakiyay doorashada Muqdisho “Natiijada jufooyinka Cidagale ma aqoonsan doono” (Daawo)

Guddiga doorashooyinka dadban ayaa soo saaray qoraal cusub oo uu ku hakinayo doorashooyinkii ka socday magaalada Muqdisho, isagoona si cad u sheegay in natiijada ka soo baxday doorashadii horay u dhacday uusan aqoonsan doonin.

Qoraal ka soo baxay guddiga doorashada dadban ayaa lagu sheegay in habraaca hannaanka ay ku soo baxeen xildhibaano ka tirsan laba jufo oo ka soo beesha Cidagale ee Isaaq aanay ahayn kuwo sharciga hareer maray.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49782

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj